OGAALKA DAHSOON

OGAALKA DAHSOON

Turkey oo ka dhisanaysa Spaceport Soomaaliya

Waa maxay Spaceport ama Cosmodrome? Waa meel leh qalabka lagu gano gantaalada xambaarsan dayax-gacmeedyada (satellites). Dayax-gacmeedyada Banii Aadam ka sammaysto waxaa loogu talo galay inay baaraan cimillada adduunyada, beeraha sida ay u baxaan, macdamaysiga, gubidda [Read More]

SUUGAAN

SUUGAAN

Abwaan Guhaad Cabdi Gahayr

Gabay uu u tiriyaya Radio Hargaysa Gabaygii uu #_radio_hargeisa u tiriyey Xiligii dagaaladii soomaalida iyo amxaaradu socdeen ayuu dadkii ciidamadii xabashidu xasuuqayeen warkoodii ka maqli waayey mar keliya Markasuu yidhi: Raadhyowgan daanyeerkiyo dacawada. Uun sheega [Read More]

FAALO

MAQAALLO

MAQAALLO

Waa kuma Leo Tolistoy

Leo Tolistoy Magaciisa waxaa kale oo loo qoraa Lev Tolstoj. Wax uu noolaa sannadkii 1828 ilaa 1910. Dhalashadiisu wax ay ahayd Ruush. Wax uu ahaa hormuudka sheeko faneedda dunida, waxaana halabuurkiisa bogaadiyay mucjisadii sheeko faneedda [Read More]

MAQAALLO

Bankii Cawsha Banka Tuuyo

Hees-ciyaareed hore: Saddex waa war beenaad: Berbera buuri laga waa Basra timir kamey iman Banka Tuuyo caws male ! Dhammaadkii qarnigii 19aad, sahamiyihii Ingiriis ee Swayne, oo wax ka qoray hodontinnimada daaq iyo duurjoogeed ee [Read More]

SOOYAAL