MAQAALLO

Bankii Cawsha Banka Tuuyo

Hees-ciyaareed hore: Saddex waa war beenaad: Berbera buuri laga waa Basra timir kamey iman Banka Tuuyo caws male ! Dhammaadkii qarnigii 19aad, sahamiyihii Ingiriis ee Swayne, oo wax ka qoray hodontinnimada daaq iyo duurjoogeed ee [Read More]

SUUGAAN

Abwaan Guhaad Cabdi Gahayr

Gabay uu u tiriyaya Radio Hargaysa Gabaygii uu #_radio_hargeisa u tiriyey Xiligii dagaaladii soomaalida iyo amxaaradu socdeen ayuu dadkii ciidamadii xabashidu xasuuqayeen warkoodii ka maqli waayey mar keliya Markasuu yidhi: Raadhyowgan daanyeerkiyo dacawada. Uun sheega [Read More]