Ma ogtahay 20 Sarkaal ee ka hawl Gala Kuliyda c/laahi askar .16 baa H. Awal ah

Heer ka cadaalad darada maamulka Somaliland ee dhanka ciidamada

Kuliyadu c/lahj askar sarakisha iyo macalimiinta iyo staff ka kale ee joogo dhamaan isku heyb waxaney ka soo.jeedan beesha muusa biixi iyo taani…. sacad muuse

Ninma la.yidhaahdo Tansaani  waxa uu nuux taani ku soo darey talisma guud waayo waa ninma u qabilsan isku xidhka kuliyada iyo nuux taani waxnku shaqeeya fikirka taani.

Fiira gaara

1…..H, tababrka Tansaani sacad muuse

2.T. Kayd c/laahi askar Sardheeye …….. C muuse

  1. Abandulaha Ahmed dagaal ..
    S. Muuse
  2. m/w Tabarka ahna hawlgalinta Kuliyada isku haya laba xil c
    C/Qaadir…. S. muuse
  3. laba xidig le nuur Macalin
    sacad muse
  4. Gashanle Xame macalin
    sacad muuse
  5. sadexle cabdi xasan saadka
    sacad muuse
  6. ina cawaale Macalin
    sacad muuse
  7. sadex xidigle moraal Macalin
    sacad muuse
  8. labo xidigle sakariye macalin
    S..muuse
  9. sadexadhigle xaashi
    sacad muuse
  10. sadexadhigle. Qawdhan macalin sacad muuse
  11. madax Gadiidka Kuliyada kuuriya sacad muuse
  12. madaxa electricity ga Kuliyad sacad muuse
  13. Galoolay istoodhka
    S.Muuse
  14. Gashanle yuusuf
    sacad muuse

Saas bay ku dhantahay macalimiinta iyo sarakishu ba waaana wada sacad muuse kaliye waxaan ahayn

Fiira gaara

Waxa wehiya oo qudha

1..Maamulka lacagta samaroon

2..xafiiska ciidanka garxajis

  1. Macalin. Laba xide ah habarjelo

4 macalin laba xidigle habarjeclo

Fiira gaara

  1. *ka sarkaal ee goobtan ka shaqo Gala
  2. baa sacad muuse ah

4 ta kale na Waa Somaliland ta kale

Fiira gaara

Waxa ka soo qalin jabiyay

231 sarkaal oo Kuliyada dhamays tay

117 ka mid Ah waa H. Awal

114 ka kalena waa Somaliland ta kale

Oo aanay ku jirin ciise, iyo Warsangali fiqishini iyo gabooye

40 ka mid ah sarakisha Qalin jabiyay oo H. awal ah Nuux Taani ayaa dhakada kaga soo daray isgoon meel kale soo marin ..
Waxaney ahayeen ardeydii shaqa qaranta. 40 waxey ahaayee. Sacad muuse.

40.kuba waxey qateen 2 xidigood oo aney u soo marin wadadii saxda aheyd

Qof walbow hoos u warayso shaqo Qaran iyo layli sarkaal iyagaa warkan ku cadaynaya

Rer somalilandnow waa kuwa nuux taani iyo muusa biixj .

Xafadland
Qosland.

Hoobaruuda hankii qoyskaa rumoobay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*