Home » Suugaan » Abwaan Soomaaliyeed Oo Tix & Tiraab Ku Cabiray Xasuuqa Oromadu Ku Hayso Shacabka Soomaali Galbeed [DHEGAYSO]

Abwaan Soomaaliyeed Oo Tix & Tiraab Ku Cabiray Xasuuqa Oromadu Ku Hayso Shacabka Soomaali Galbeed [DHEGAYSO]

Dhulka Soomaaligalbeed waxaa ka socda xasuuq aan kala sooc laheyn oo ay geysanayaan ciidamada Xabashida itoobiya iyo maleeshiyaadka Oromada.

Abwaan Xassan Maxamuud Cusmaan oo kamid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhalatay dhulkeena Soomaali Galbeed ayaa tix iyo tiraab ku cabiray waxa ka socda dhulkaas isagoo soo bandhigay macluumaadyo hoose oo ku qotoma ujeedada dagaalada u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada iyo Soomaalida iyo Canfarta.
Abwaanka ayaa qodob qodob isu dul taagay sadaxda qowmiyadood, waxa taariikh ahaan ka dhaxeeya iyo natiijada ay xukuumadda Adis-ababa ka dooneyso iney kasoo baxdo cilaaddan. Hadalkiisa waxa uu kusoo xeri doonaa gabay qiiro leh oo dardaaran u wada ah muslimiinta gobolka.

HALKAN HOOSE KAGA BOGO MURTIDAASI QIIMAHA BADAN.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: