Home » Aragtida Dadweynaha (page 10)

Aragtida Dadweynaha

Daawo Video: Melleteriga Baarma Oo Gubaya Tuulooyinka Muslimiinta Xasuuq Darrana Geysanaya.

Muslimiinta laga tiradaha badanyahay ee kunool wadanka Boorma ayaa wali lakulmaya xasuuqa uga imanaya dhanka gaalada Buudhiyiinta xaaqidiinta ah ee sida aadka ah ula dagaallamaya faafinta diinta islaamka. Kumanaan qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay xasuuq soo billaawday bishii agoosto ee sanaddii lasoo dhaafay kaas oo lagu tiriyo mid kamida xasuuqyadii ugu xumaa ee abid soomara muslimiinta Rohingiya ee ...

Read More »

Kaalintii Ay Hooyadu Ku Lahayd Noloshii Reer Guuraaga Iyo Dhibaatooyinkii Ay Ka Dhaxashay Cumar Axmed Cali. Q/2aad

2) Hirgalinta aqalka Soomaaliga; Soomaalidu markii ay ku tafiirantay gayigan aynu maanta ku nool nahay, waxay kala kulmeen caqabado ka horyimid habsami u socodka hamigoodii ahaa in ay dhidibada u taagaan nolol xasiloon oo ka hirgasho dhulkii xeebaha ah. Waxaana taa ugu wacnaa dadkii ay ugu yimaadeen dhulkan oo aan la hayn xadaarad iyo ilbaxnimo ay ka dhaxlaan, taa soo ...

Read More »

Mahandsanid Nabi Muusoow (2) W/T: Xamse Cumar Ku-joog

Mahadsanid Nabi Muusoow, sheekadaadu waxa ay i bartay; in dadku ay raalli ku kala noqon karaan oo keli ah, wixii marba ay ku heshiiyaan, geesiga iyo gobtuna uu yahay qofka ilaaliya wixii lagu heshiiyay. Maad kaxaysan xaaskaagii iyo qoyskaagii jeer oo aad kasoo baxday ballankii ahaa in aad Siddeed sano u shaqayso qoyskii aad kula xididday magaalada Madyan.   Mahadsanid ...

Read More »

Maxaa Iskaga Eeg Xeeladaha Shirkadaheena Ganacsi & Khiyaamooyinkii Reer Bani’israa’iil.

Reer Bani’israa’iil  waxay ahaaayeen dadkii ugu dhego adkaa ee dunidda Soomaray, waxa kale oo ay ahaayeen ummad ilaahay fadilay marka loo eego umadihii kale, waxaynu ognahay in Anbiyadda u badan laga soo doortay reer Bani’israa’iil, sidaa awgeed,  marka Rususha loo soo diro ee nabiyada loo soo direy soo gaadhsiiyaan wixii laga xaarantimeeyey, iyadoo ilaahay ku eegayo siday amarkaasi u qaataan oo ahaa ...

Read More »