Home » Aragtida Dadweynaha (page 5)

Aragtida Dadweynaha

Saddexdaasi Inta Ay Jiraan Guuli Waa Weli ! W/Q: Wariye Saciid Cagjar

Jiritaanka madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland cimri ahaan waa labatan iyo todoba sanno marka la eego xawliga socodka iyo xawaarahu ma yara waayo waxa uu laba sanno dhaafay cimriga rubuc qarniga dunida Marka la eego da’da aynu jirno iyo waxa inoo qabsoomay boqolkii shan kama noqoysa cimriga aynu jooga hadaba waxaa jira saddex qodob oo qabad ku ah horumar iyo badheedh uu ...

Read More »

Qoysnimada Laguma Dawladoobo – Dr. Cabdulqani Xuseen Beder

Aniga oo aan 10 sanno gaadhin ayaa la igu canqariyey in ay qabiilkayaga qabiil kale is hayaan, qabiilka kalena ay naga gardaran yihiin oo hantidayada iyo dhulkayaga ay duullaan ku yihiin. Waxa kale oo facaygii lagu ababin jiray in aannu mar kasta annagu ka fiicannahay, ka geesisannahay kana nasab wanaagsannahay qabiilooyinka kale. Waxa la ii sheegay in ay SNM tahay ...

Read More »

Shacabka Dani Uguma Jirto Hal Shirkad Oo Kooto Loogu Xidho Laydhka? Barkhad-Ladiif M. Cumar

Nidaamka dalkeenu wuxuu qaatay suuqa xorta ah iyo in aan kooto cidi u xidhan adeeg ay bixiso kaligeed, haseyeeshee waxa soo ifbaxaya in la doonayo in shirkadihii laydhka ee tartanku ka dhexeeyey hal shirkad uun laga dhigo, taasina maaha mid shacabka u dan. Ganacsigu wuxuu ku fiican yahay tartan dhexdood ah, haddiise cidi kooto ku bixiso adeeg ay bixinayso waa ...

Read More »

Dhiig-yaraanta. W/Q Cabdixakiim Maxamuud Maxamed (Ubaxle)

Dhiig-yaraantu waa xaalad caafimaad oo unugyada cascas ee dhiiggu ay ka yaraadaan intii caadiga ahayd. Unugyada cascas ee dhiigga oo la odhan karo waa shidaalkii jidhka qofku ku shaqaynayey, waxa ay innoo qabtaan shaqooyin noolaanshaha qofka daruuri u ah. Waxa ay qaadaan oo ay jidhka u qaybiyaan ogsajiinta si cuntada tamar looga dhaliyo, waxa kale oo ay jidhka ka saaraan ...

Read More »

Adeegso SUNNA ILAAHIYA, Ha Adeegsan DABEECADDA. Dr. Cabdulqani Xuseen (Beder)

Waxa ila habboon in aynaan adeegsan kelmadda DABEECADDA marka aynnu ka hadlaynno dhacdooyinka kawnkan aynnu ku noolnahay, sidaana waxa aan u cuskanayaa laba arrimood: 1- Kelmadda SUNNE waa kelmad sharci ah oo Quraanka iyo axaadiista in badan ku soo aroortay (سنة الله), in aynnu markaa iyada u adeegsanno ujeedkeenna oo ah dhacdooyinka dunidan ka dhaca oo si Alle qorsheeyey u ...

Read More »

Dhaqan-bi’is Aan Dhoofin, W/Q: Cali Cabdi Coomay

Wuxuu xidhan yahay surwaal aad moodo in loogu talogalay toban jirka, oo labada lugood laga dhigay laba miiq. Garan ku dhagan oo jidhiisu ka muuqdo ayuu ka dul gashan yahay. Muraayad u eeg kuwa cimriga oo ballaadhana wuu gashan yahay, timaha labada dhinac ayaa laga gaagaabiyey, inta sare waa raamo loo eekaysiiyey odaygii heesi jiray ee rastafeeriyaanka ahaa (Bob Marly). ...

Read More »

Dad Badan Oo Kula Qiiroonaya Ayaad Dhinaca Kale Ka Arkeysaa Maalinta Aad Ugu Baahida Badan Tahay!.

Intii uu socday duullaankii eey Ethiopia ku qabsatay Soomaaliya 12 sano ka hor Ummada qofba si ayuu uga falceliya gaar ahaan magaaladii aan ku noolaa dhammaan dadku waxay ahaayeen kuwa laabkacsan, sida ka muuqatay waxay ku jireen olole dagaal waxayna ka mideysanayen in Ethiopia la iska dhiciyo. Khamiis ama jimco kasta waxa la qaban jiray isu soobaxyo lagu qorayay dhalinyaro ...

Read More »

Qasab Maaha Inaad gudubtaa! W/T: Xamse Cumar Kujoog

Maalmo ka hor markii ay ardaydu galayeen imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ayuu maamulihii dugsigu farriin u diray waalidkii ardayda, farriintaasi waxa ay u dhignayd sidan; “Waan ogahay in aad ka werwersan tihiin ubadkiinna, waanan ogahay in aad doonaysaan in ay ubadkiinnu helaan darajooyin sare. Xaq ayaad u leedihiin, balse waxa aan jecelahay in aan idin xusuusiyo in ubadkiinna uu ka mid ...

Read More »

Wax Ka Baro Lacagta Qaaliga Ah Ee Bitcoin Oo Suuqyada Ka Saari Doonta Dollar-ka Mareykanka + SAWIRRO

Ganacsiga Internetka ayaa si weyn ugu tiirsan waxa loogu yeero qeybta sadaxad oo ah Hay’ado iyo bangiyo ka shaqeeya kala wareejinta lacagaha dadka waxku kala iibsada internetka kuwaas oo ey lacagtu sii marto halkasna Qidmad ku goosta. Inkasta oo ay si wanaagsan u shaqeeyaan hadana dad badan ayan qanaaco ku qabin iney sii marto lacagtooda madaama laga yaabo iney kala ...

Read More »

Baafintii Beenowday Ee Yoonis Cali Nuur!

Yoonis Cali Nuur, Allahaa u naxariistee, qofka doonaya in uu qoraal, warbixin iyo odhaah ba kaga waramo taariikhdiisii, waxaan qabaa inaanu wada odhan karin, hase ahaatee, waxa jira dhacdooyin qofiba meel iska taago oo ku taxan noloshiisii. Sannadkii 1984-kii ayuu ku biiray idaacadda BBC, sida uu iiga waramay Maxamuud Cabdi Cali (Ducaale) oo ka mid ah ruugcaddaaga saxaafadda Soomaalida ee ...

Read More »