Home » Caafimaadka

Caafimaadka

Shaaha Caddaysan & Shaaha Bigayska Ah Keebaa Caafimaadka U Fiican?

Hadii aad jeceshahay cabida shaaha badanaa waxaad u cabtaa si aad nashaad ugu qaadatid taasina waa mid kamida waxyaabaha dadkoo dhan ay ka siman yihiin ama sameeyaan laakiin waxaa jira dad iyagu shaaha caafimaad ahaan u caba. Dadka caba shaaha ee caafimaad ahaan u caba shaaha waxay ka dhigteen caado halka dadka qaar kale oo shaaha u caba caafimaad ahaan ...

Read More »

Faa’idooyinka Tirada Badan Ee Laga Helo Caanaha, Haddii La Cabbo Hurdada Horteed!

Caanuhu waxa ay leeyihiin faa’idooyin badan oo caafimaad, sababtuna waa maaddooyinka waxtarka badan ee ay hodanka ku yihiin, kuwaas oo ay ka mid yihiin Potassium, Kalshiyaam, Faytamiin B-12, Barootiin, Kaarboon Haydaraat iyo Dufanno faa’ido u leh jidhka, sidoo kale caanuhu waa il aad u muhiim ah oo laga helo Faytamiin A ga. Dhakhaatiirta caafimaadku waxa ay aad ugu taliyaan cabbista ...

Read More »

Faa’iidooyinka Caafimaad Ee Ku Jira Khudaarta Baamiyaha & Kaabashka

Qormadeena Caafimaadka waxaan ku soo qaadan doonaa qiimaha caafimaad ee ay leeyihiin laba geed oo khudaarta cagaaran ah oo si weyn dalkeena looga helo wakhti kastana aad qaadan karto. Labadan geed waxa ay kaga yihiin Baamiyaha iyo Kaabashka. Sida qaalibka ah Soomaalidu waxa ay Kaabashka ku dhex karsataa Hilibka balse isaga oo kali ah si gaar ah uma qaadato waxaana ...

Read More »

Caafimaadka Ku Jira “Toobinka”

Noo Qeex Waa Maxay Toobin Sababtee La isku Toobaa?  Toobin ama toobid marka la qeexo xagga sharciga waa: Hab daweyn NABAWI ah oo lagu daweeyo xanuuno badan… Toobid ama toobin marka xagga luuqada la qeexo waa: Dhiigga wasaqda ah oo laga soo nuugo jirka iyadoo la’isticmaalayo agab gaar ah sida:gees, geedka BAAMBOO ama koobab dhalada/balaastiiga ah. Toobinka waaxaa loo sameeyaa ...

Read More »