Home » Diinteena Suuban

Diinteena Suuban

Sheekh Cabdilaahi Cabdi Cali Oo Saaka Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

Ilaahay naxariistiisa Janno haka waraabiyee waxaa saaka degmada Ibraahim Koodbuur gaar ahaan xaafadda Xero Awr ee magaalada Hargeysa ku geeriyooday Sheekh Cabdilaahi Cabdi Cali oo ka mid ahaa hal-doorka culimada Somaliland. Sheekha ayaa muddooyinkan dambe u jiifay xanuuna, waxaana haatan si xooggan uga socda magaalada Hargeysa abaabulka Janaasada oo duhurnimada haddii Eebbe ogolaado lagu aasi doono xabaalaha Baqiic ee Waqooyiga ...

Read More »