Home » Suugaan

Suugaan

DAAWO: Barnaamij Xiiso Badan Oo La Magac-baxay “DHAQASHO WAA GEEL”

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa barnaamij muuqaal ah oo la yiraahdo (Dhaqasho Waa Geel). Waa barnaamij qurux badan oo laga soo diyaariyay Geela iyo Geelleyda ku nool qeybo kamid ah gobolada Soomaaliya. Waxaa la daawan karayaa muddo 35 daqiiqo iyo 55 ilbiriqsi ah, isagoo soo bandhigaya faa’iidooyinka ku jira dhaqashada Geela. Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaariyay ...

Read More »

CURDIN-DHADHIYE: Maanso Ka Hadlaysa Bahalnimo Loo Geystay Gabadh 12 Jir Ah!

Maansadani waxa ay soo baxday 27kii Feberweri 2019ka, waxay ka hadlaysaa gabadh yar oo 12 jir ah, oo kufsi, dil iyo xadgudub loogu geystay magaalada Gaalkacayo, xarunta Gobolka Mudug. Jidhdilka iyo naxariis-darrada dhacday waxa lagu astayn karaa dadqalnimo. Gabadhaas yar oo la odhan jiray Caasha Ilyaas, waxa ku dhacay xadgudub aanu ka adkaysan karin damiirka nooli. Waxa ay ku baaqaysaa ...

Read More »

Mawliid Aadan Biixi : Shakhsi Mudan Abaal-marin Qaran & Dhiiri-gelin.

Mawliid Aadan Biixi Waa nin da’yar oo ka mida ah dhalinyarada ku dhaqan Magaalada Hargaysa ee xarunta Jamahuuriyada Somaliland. Mawliid waa Macalin waana Barnaamij soo saare ka tirsan idaacada Radio Hargeysa oo ah idaacadda ugu faca wayn isla markaana ah idaacadii ugu horaysay ee idaacadaha afka soomaaliga ku hadla oo aasaasay 1941 oo laga joogo 78 sano. Mawliid waxa uu ...

Read More »

Abwaan Soomaaliyeed Oo Tix & Tiraab Ku Cabiray Xasuuqa Oromadu Ku Hayso Shacabka Soomaali Galbeed [DHEGAYSO]

Dhulka Soomaaligalbeed waxaa ka socda xasuuq aan kala sooc laheyn oo ay geysanayaan ciidamada Xabashida itoobiya iyo maleeshiyaadka Oromada. Abwaan Xassan Maxamuud Cusmaan oo kamid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhalatay dhulkeena Soomaali Galbeed ayaa tix iyo tiraab ku cabiray waxa ka socda dhulkaas isagoo soo bandhigay macluumaadyo hoose oo ku qotoma ujeedada dagaalada u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada iyo ...

Read More »

Gabay: Xabbaddaa Ka Fiicnayd (Taxanaha Waayahaygii Xabsiga)

Marka aad ogtahay cidda keentay qoraallada eedda, isla markaana ku hawllanayd xadhiggaaga, ee aanay haddana wax bog iyo baabbaco lihi soo marsiin karin xumaatada uu qaybta ama hormoodka ka yahay, waa aad xanaaqaysaa. Mar haddii aad xidhan tahayna, waa gar in aad afkaaga ku ciil-baxdaa. Gabaygani waxa uu ka mid yahay kuwii aan ku dhaliilay dadkii ilkahoodu dhiigga lahaayeen ee ...

Read More »

Abwaan Deeqa Nuux Yoonis Oo Soo Saartay Maanso Cusub. [KA BOGO]

Abwaanad Deeqa Nuux Yoonis oo kamida hal Abuurka Da’da yar Ee Reer Somaliland kana Mid Ahayd Shamacyadii Istaadhay Silsiladii Da’yartu Ku Kulantay Ee Miimleyda ayaa soo sartay Maanso Cusub oo ay Kaga Hadlayso Duruufaha Rasmiga ee ka Taagan Gayiga iyo xaaladaha nololeed ee ay kusugan  yihiin qaybo kamida bulshadu+ sida shacabka loogu kala qaybiyay qabyaalada. HALKAN KA AKHRI MAANSADAN OO ...

Read More »