Home » Wararka

Wararka

“Waxa Aan Isku Raacnay In Aanaan Heshiin “We Agreed Not To Agree”.

Qoraaga Max’med Suldaan Garyare ayaa tacliiqiyay shirkii fashilka kusoo idlaaday ee hoggaamiyaasha maamul goboleedyada iyo madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku yeesheen magaalada Garoowe. Kalimaddan ama hawraartan ayaa ahayd hawraar horey loo bixiyey ama fal ahaan u dhacday. Erey siyaasadeedkan (political term) ayaa lagu xaman jirey in ay go’aan iyo qorsheba u ahayd xukaamta ama madaxda dalalkan Carabta marka ay ...

Read More »

Al-Shabaab Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Qarax Lagu Dilay Sarkaal Turkish Ah.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax lagu dilay sarkaal ka tirsan dowladda Turkiga oo shalay ka dhacay bartamaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Jugta qarax xooggan oo maanta duhurkii laga maqlay xaafado katirsan degmada Hodon ayaa sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac leh. Qaraxa ayaa haleelay gaari nuuca soomaalidu utaqaan Qooqan waxaana saarnaa sarkaal Ajnabi ah oo u dhashay dalka ...

Read More »

GABAY: Bii Bii Sii Iyo Fii Oow Ee Bisinka Yow Diiday? Curintii Suxufi/Abwaan C/Laahi-Soomaali

Adigoo bu’weyntiyo ka qalan baal wadnaha kiiye, Bowdyihiyo dhabarkiyo adoo baf ka yiri qoorta, Bukaanada halka lagu daweyn laguna baaraayo, Haddii uu baxnaanada fadhiyo cadaw bir kuu haysta, Nin Ilaah bariiyoo ma oge laga badbaadshaaye, Barta godan intuu kaa gelshow booca jarayaaye, Qolo kaa la baabaan rabaa in aan bidhaan shaaye, Buunka reer galbeedkee codkiyo baaxada leh xoogan, Ee buuruhu ...

Read More »