Home » Wararka » DEG-DEG: Afhayeenka Ciidamada Al-Shabaab Oo U Digay Ciidanka Dawladda Ee Koontaroollada Ku Sugan Baaq-na U Jeediyey Shacabka Muqdisho.

DEG-DEG: Afhayeenka Ciidamada Al-Shabaab Oo U Digay Ciidanka Dawladda Ee Koontaroollada Ku Sugan Baaq-na U Jeediyey Shacabka Muqdisho.

Taliska ciidanka Xarakada Al-Shabaab ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgallo xidhiidh ahaa oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.

Sheekh Cabdi Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa shir Jaraa’id oo caawa uu qabtay wuxuu hanjabaad kulul ugu jeediyay ciidamada DF-ka ee koontaroollada ka sameystay degmooyinka gobolka Banaadir.

Afhayeenka Oo arrimahan faah-faahinayaana waakan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: