Home » Wararka » DHEGAYSO: Ciidamadii Kasoo Baxay Furimaha Oo Dhac Ka Billaabay Caasimadda Muqdisho.

DHEGAYSO: Ciidamadii Kasoo Baxay Furimaha Oo Dhac Ka Billaabay Caasimadda Muqdisho.

Ciidamadii DF ee kasoo baxay qaar kamid ah furimaha gobolka Shabeelaha hoose ayaa dhac iyo boob ka billaabay magaalada Muqdisho iyagoo dad weynaha ku abuuray qalqal iyo walaac badan.

Aqoonyahan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in askartu dhac ku hayaan dadweynaha. Meelaha ugu badan ee uu dhacu ka jiro ayaa waxa uu sheegay inay yihiin KM 13 illaa isgosyak Zobe.

HALKAN GUJI OO WARAYSIGAN RADIO AL FURQAAN LA YEESHAY AQOONYAHANKA DHEGAYSO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: