Home » Wararka » Jeel-Ogaadeen Oo La Baabiinayo Loona Bedelayo Masaajid, Maxaabiistii Ku Jirtayna …

Jeel-Ogaadeen Oo La Baabiinayo Loona Bedelayo Masaajid, Maxaabiistii Ku Jirtayna …

Saacadaha Soo socda waxaa la filayaa in dhamaan maxaabiista ku jirta jeel dhexe ee dawlad deeganka Soomalida Itoobiye ee loo yaqaano Jeel Ogaadinaya laga sii daayo.

Jeelkan waxaa maanta booqday madaxda dawlad deeganka Soomaalida Itoobiya oo uu hor kacaayo maaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar  waxaaby khudbad u jeediyey, iyadoo afaafka  hore ee jeelkaasi ay taagnaayeen ehelada dadka xidhan.

Khudbaddan uu jeediyey Ina Ilay ayaa Sidoo kale uu ku sheegay in Jeelka dhexe ee Jigjiga la baabiin doono lagana dhigi doono Masaajid lagu cibaadeysto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: