Home » Wararka » SAWIRRO: Hawl-gallo Haatan Ka Socda Magaalada Muqdisho

SAWIRRO: Hawl-gallo Haatan Ka Socda Magaalada Muqdisho

Sawirro horu-dhac ah ayaa haatan laga helayaa hawl-gallada ka socda xarumo ay dawladda federaalka Somaliya ku leedahay magaalada Muqdisho.

Weerarradan weli socda ayaa waxaa sheegatay Xarakad mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaana jira dhimasho iyo dhaawac aan tirakoobkooda weli la suggin. Waxaanay BBC-du sheegtay in dhimashada ay ka mid yihiin dad mas’uuliyiin ah, walow aanay magacyadooda sheegin. 

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRADA  

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: