Home » Wararka » Taliye-xigeennada Nabad-Sugidda NISA Oo Shaqo-joojin Lagu Sameeyey + AKHRISO

Taliye-xigeennada Nabad-Sugidda NISA Oo Shaqo-joojin Lagu Sameeyey + AKHRISO

Agaasimaha guud ee hay’adda nabad sugida Soomaaliya Xuseen Cismaan Xuseen ayaa maanta shaqo-joojin ku sameeyay ku-xigeennadiisa.

War qoraal oo uu soo saaray Agaasimaha NISA ayaa shaqadii lagaga joojiyay maanta oo ay Taariikhdu tahay 16 July 2018-ka Sareeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed iyo Col. C/qaadir Maxamed Nuur ( Jaamac ).

Labada taliye ee maanta shaqada laga joojiyay ayaa ahaa ku-xigeennada koobaad iyo labaad ee Agaasimaha hey’adda NISA.

Halkan hoose ka Akhriso:-

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: